Tuesday, June 24, 2025

Tarsan: “Haddii hogaanka aan qabto sanad gudihiis ayaan Shabaab uga takhalusayaa…” [DHAGEYSO]

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay inuu sanad gudihiis uu Alshabaab meel ku saari doono haddii la doorto.

“Aniga haddii aan qabto hogaanka dalka, sanad gudihiis Alshabaab magaalada (Muqidsho) qof kuma dili doonto” ayuu yiri Tarsan oo intaas ku daray in ammaanka uu u mari doono dadka khibradda u leh oo aan qabiil lagu soo xuli doonin.

Isagoo wareysi siiyay idaacadaha gudaha ayuu ku sheegay in dalka aysan u dhisneyn hay’ado ammaan, ciidamaduna baahan yihiin oo aanay suuragal ahayn in askari aan mushaar qaadan laga sugo ammaanka.

DHAGEYSO MUSHARAX TARSAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON