Saturday, July 12, 2025

Telefishan Mareykan ah oo shaaciyay in Hillary Clinton Geeriyootay [DAAWO VIDEO]

Telefishan laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in musharaxa xisbiga dimoqraadiga ee dalkaasi  ay geeriyootay.

Telefishanka oo maxali ah ayaa lagu magacaabaa ABC7, waxaana uu dhaliyay naxdin weyn kadib markii weriyaha warka akhrinayay uu sheegay war degdeg oo ah inay geeriyootay Hillary Clinton.

“Waxaan warkeenna degdegga ku bilaabeynaa geerida Hillary Clinton” ayuu yiri weriyaha oo kadib khaladkiisii dib u saxay, isagoo sheegay in xaaladda caafimaad eee Hillary Clinton uu ak hadlayo.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON