Sunday, June 22, 2025

Toogasho Galabta ka dhacday Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamada dowladda galabta ku khaariyay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Askariga toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Daadir, waxaana uu ka tirsanaa ciidamada NISA, iyadoo rasaas au ku fureen koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan.

Dableyda ayaa falkaas kadib goobta ka baxsatay, waxaana goobta gaaray ciidamo booliska oo aaggaasi ka qaaday askariga la dilay.

Ad

Falalka dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ayaa xowli uga socda Muqdisho intii ay talada la wareegay dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON