Wednesday, July 23, 2025

Toogasho ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah oo lagu dilay qof shacab ah uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada.

Falkan ayaa la sheegay inuu geytay askari ku lebisnaa dareyska ciidamada, kaasoo joojiyay kadibna rasaas ku furay darawal Moojo Bajaajle ah.

Darawalka Mootada ayaa goobta ku geeriyooday, iyadoo falkan uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan suuqa khudaarta, waxaana la sheegay inuu baxsaday askarigii.

Meydka darawalka ayaa goobta yaallay muddo iyadoo dadweyne isugu soo baxeen, lamana oga sababta loo dilay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON