In ka badan 2 Milyan oo Xaaji oo ka kala yimid dunida oo dhan ayaa taagan Buurta Carafa iyo agagaarkeeda iyagoo gudaha maalinta ugu weyn waajibaadka xajka, iyagoo ku dhawaaqaya ereyada xusuusta Alle.
Xajka sanadan ayaa shalay bilowday, waxayna xujeydu xalay baryeen MINA iyadoo saaka u jarmaaday buurta Carafa oo maanta oo dhan ay ku sugnaan doonaan, kadibna ay caawa u dhaadhici doonaan Musdalifa oo ay Caawa gaari doonaan.
HOOS KA DAAWO SI TOOS AH