Saturday, June 28, 2025

Toos: Dacwadda Kiiska Badda oo ka bilaabatay Maxkamadda ICJ, iyadoo ay Kenya ka maqan tahay

Dhageysiga Dacwadda Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya ayaa ka bilaabatay xarunta Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague dalka Holland.

Dhinaca Soomaaliya ayaa la dhageysan doonaa, kadib markii ay ka baaqsatay dowladda Kenya inay ka qeyb gasho fadhiya dhageysiga, waxaana xarunta Maxkamadda ku sugan Wafdiga Soomaalida oo ay ku jiraan Qareenadda u doodaya dowladda Soomaaliya.

Dacwadda ayaa lagu bilaabay warbixin ay jeedisay guddoomiyaha Maxkamadda ICJ, iyadoo markaas kadib la siin doono dhinaca Soomaaliya oo doodooda jeedin doona.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON