Wednesday, July 16, 2025

TOOS GAROWE: Doorashada Kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka & Wasiir la filayo inuu ku soo baxo

Waxaa Magaalada Garowe maanta ka socota Doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo uu dhowaan uu iska casilay xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo xil diblomaasiyadeed loo magacaabay.

Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee qaabilsan doorashadda kursiggaan ayaa maalmo ka hor gaaray magaalada Garowe, waxaana ay xaliyeen Cabasho ka taagneyd doorashadda kursiggaan.

Waxaa lagu wadaa inuu ku soo baxo kursigsan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo loo badinayo inuu si sahal ah ugu guuleysan doono.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON