Shir madaxeedkii dalalka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay magaalada Dahraan ee Boqortooyada Sacuudiga.
Shirka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dalalka Carabta intooda badan, waxaa furay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis.
HOOS KA DAAWO

Goobjooge Online provides the latest Somali News, Breaking News, Analysis, Views and In-depth coverage of Somalia and around world.
Contact us: [email protected]
© Copyright - Goobjooge.net