Thursday, July 17, 2025

TOOS U DAAWO: Doorashada Xildhibaanada Somaliland oo ka socota Muqdisho

Doorashada xildhibaanada Dirta Waqooyi ee ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabtay magaalada Muqdisho.

Doorashada oo muran badan ka dhashay isla markaana odayaasha beeshaasi ay dalbadeen in Doorashada loo wareejiyo xaruna Xalane, arrintaasoo ay diideen Guddiya Doorashada.

Doorashada oo si toos ah u socota waxaa si toos loogala socdaa barta Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON