Friday, July 4, 2025

Toos u Daawo: Kulanka Golaha Guud ee Q/Midoobay, New York (Khudbadaha Madaxda Caalamka)

General Debate of the 76th Session

Waxaa maanta ka furmay Xarunta New York shirka 76-aad Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo madaxda caalamka ay khudbado ka hor jeediso.

Madaxda ka hadlay furitanka shirka waxa ka mida Madaxweynayaasha Mareykanka, Iiraan, Turkiga iyo qaar kale, waxaana xilli danbe la flayaa in laga shido khudbadda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iyadoo duuban loo gudbiyey, sida ay yeelaan madaxda ana shirka ku sugneyn.

HOOS KA DAARO MUUQAALKA TOOSKA AH EE XARUNTA Q/MIDOOBAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON