Monday, July 14, 2025

TOOS U DAAWO: Munaasabadda Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo ka socda Magaalada Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowgii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa caawa ka socota xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee dowladda Federaalka ayaa caawa saqda dhexe la saari doonnaa calanka iyadoo khudbado kala duwan ay jeediyaan doonaan madaxda dowladda Federaalka oo uu ka mid yahay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xafladda ku sugan.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON