Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada Koonfureed iyo Midowgii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galaya madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana Garoonka mari doona ciidamada dowladda iyadoo lagu soo bandhigayo fantasyo kala duwan.
HOOS KA DAAWO