Tuesday, June 24, 2025

TOOS U DAAWO: Musaabadda furitaanka Xarunta Hagista Duulimaadyada Hawada Somalia ee Muqdishi

Waxaa maanta ka socota magaalada Muqdisho xafladda dib u furista xarunta hagista diyaaradaha hawada Soomaaliya.

Xafladda oo ay ku sugan yihiin madax badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, maamullada dalka iyo marti sharaf fara badan ayaa ka socta xarunta la daah furayo oo ku dhex taalla garoonka diyaaradaha Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON