Wednesday, June 25, 2025

TOOS U DAAWO: Natiijada Doorashada Kenya oo hadda lagu dhawaaqayo

Waxaa goor dhow lagu dhawaaqayaa natiijada Doorashada dalka Kenya, iyadoo xarunta Guddiga Doorashada dalkaasi ee Bomas, magaalada Nairobi ay isugu tageen musharixiinta ku tartamaya xilka madaxweynaha dalkaasi.

Madaxda Mucaaradka Kenya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay xarunta guddiga Doorashada ee Bomas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon doonin ku dhawaaqista natiijada ayna qaadaceen natiijada, maadaama cabashadoodii aan waxba laga qaban, waxayna sheegeen in guddiga ku wargeliyay  in dacwadooda ay eegi doonaan marka natiijada rasmiga ah lagu dhawaaqo.

Madaxweynaha Xilka haya Uhuru Kenyatta oo lagu wado in lagu dhawaaqo inuu mar labaad ku guuleystay xilka ayaa yimid xarunta taageerayaashiisa ku sugayaan natiijada doorashada ee KICC, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay ku xigeenkiisa William Ruto.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON