Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu isku dhaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada isagoo isku bedelay xilal muhiim ah.
Isku shaandheynta cusub ayaa saameysay wasiiradii arrimaha dibadda Monica Juma oo hadda laga dhigay wasiirka Gaashaandhigga iyo wasiiradii gaashaadhigga Raychelle Omamo oo loo wareejiyey wasaaradda arrimaha dibadda.
Waxaa kaloo la magacaabay wasiirka wasiirka caafimaadka Mutahi Kagwe, Wasiirka Caafimaadka Peter Munya, wasiirka Shaqada, Simon Chelugui, kana ciyaaraha Joe Okudo, Amina Mohammed ayaa loo magacaabay wasirka Sports-ka, dhaqanka and Hidaha iyo xubno kale.