Wednesday, July 2, 2025

Waaliga Alshabaab ee Gobolka Hiiraan: “Ciidamada Jabuuti meydadkooda Haadda ayaa cuni doonta…”

Guddoomiyaha (waaliga) Gobolka Hiiraan Sheekh Guuleed Abu Nabhan ayaa hanjabaad kulul u diray ciidamada Jabuuti ee Hiilwalaal oo ka tirsan ciidamada AMISOM.

Isagoo dadweyne fara badan kula hadlayay degaanka Halgan oo ay la wareegeen markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ay ka xoreyn doonana ciidamada shisheeye.

waaliga-hiiraan

Wuxuu digniintii ugu weyneyd u diray ciidamada Jabuuti isagoo ugu yeeray “Hiil-gaalo”, wuxuuna sheegay

Sheekh Guuleed wuxuu sheegay in ciidamada Jabuuti ay ku qaadi doonaan dagaallo waaweyn oo lagu go’doomin doono saldhiyadooda. “Hiil-gaalo’ waxaan u sheegayaa in Meydadkooda ay Haaddu cuni doonto, markaan weeraro lagu naafeeyo la beegsano” ayuu yiri Sheekh Guuleed.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON