Tuesday, June 24, 2025

Wadooyinka Caasimadda Muqdisho oo loo xiray Wafdi ka yimid dalka Qatar & Ujeedkooda oo…

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda dalka Qatar, iyadoo wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda oo xiray wafdigan oo heer sare ah.

Ciidamada amniga ayaa guud ahaan xiray wadadda Maka Almukarama iyo wadooyinka soo gala, waxaana wararku sheegayaan in wafdiga oo aan la sheegin heerkiisa uu Muqdisho soo gaaray oo hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Raiisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar Mohamed Bin Abdirahman, iyadoo madaxda dowaldda kala hadlaya mashaariic ay dowladda Qatar ka hirgelineyso Soomaaliya oo ay ka mid tahay dhismaha dekadda degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wafdiga aya hadda kulan la leh Ra’iisal wasaare Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, iyadoo si weyn loo adkeeyay amniga magaalada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON