Monday, June 23, 2025

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo booqday Sheekha Caanka ah ee C/rashiid Sh. Cali Suufi [Sawirro]

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekha caanka ee Soomaaliyeed Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loo ku nool dalka Qatar.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Sheekha ku booqday Masjidka uu iimaamka ka yahay ee ku yaala magaalada Doha ee dalka Qadar. Sheekh Cabdirashiid ayaa  soo dhoweeyay Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa  waxayna la tukadeen Salaadda Maqrib, iyagoo iska xog waraystay xaaladda dalka uu Marayo.

Sheekh Cabdirashiid ayaa madaxweynaha iyo madaxda la scotay u jeediyay dardaaran iyo farriin  ku saabsan amaanada hogaamka umadda, wuxuuna Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay Qabsadaan Xariga Alle, isnma cafiyaan.

Ad

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa wuxuu Caan ku hayay codka uu alle Hibada u siisay ee qiraa’ada Qur’aanka Kariimka, wuxuuna ka mid yahay Culimada ugu caansan dalalka Islaamka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON