Sunday, July 13, 2025

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqday socdaalkii Masar, kuna laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib socdaal uu ku tegay dalalka Sacuudiga, Jabuuti iyo Qatar.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa ka baaqday socdaal lagu waday inay ku tagaan dalka Masar, munaasabadda bisha Ramadaan awgeed, waxaana la filayaa waqti kale loo qabto.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Waddanka Sacuudiga kaga qayb galay shirkii Madaxda Dalalka Islaamka iyo Maraykanka, halka Dalka Jabuuti uu wadahadallo kula yeeshay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaa wafdiga madaxweynahaka mida ahaa Wasiirrada arrimaha dibadda, Iskaashiga, Aminiga iyo Gaashaandhigga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON