Thursday, July 3, 2025

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u soo magacawday Somalia oo maanta Muqdisho yimid

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Wakiilka cusub oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa dhowaan xilkan waxaa u magacaabay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobau Antonio Gutters ayaa ka shaqo bilaabaya magaalada Muqdisho oo ah fadhiga howlgalka Q/Midoobay ee UNSOM.

James Swan waxaa garoonka kusoo dhoweeyay madaxda UNSOM iyo ciidamada Qaramada Midoobay ka jooga Soomaaliya oo maamuus heer caalami ah u sameeyay, waxaana lagu wadaa inuu kulamo la yeesho madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Soomaaliya ayaan lahayn wakiil rasmi ah oo Q/midoobay u jooga Somalia tan iyo intii ay dowladda Somalia dalka ka ceyrisay wakiilkii hore ee UN-ka Nicholas Haysom bishii Janaayo 2019-ka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON