Monday, July 14, 2025

Wakiilka Q/Midoobay iyo & Beesha Caalamka oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusmareeb [Sawirro]

Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin  wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Xubnahan oo uu horkacayey Wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxaa ka mid aha wakiilka Midowga Afrika, taliyaha AMISOM iyo xubno kale, waxaana garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay madaxa fulinta ee Maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan.

Wakiilada beesha caalamka ayaa ka qeybgalaya munaasabadda dhameystirka heshiiska midowga Galmudug oo maanta ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb oo ay ku sugan yihiin madaxda Soomaalida intooda badan.

Image may contain: one or more people

Image may contain: one or more people and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON