Monday, June 30, 2025

Wakiilka Q/Midoobay War kulul kasoo saaray Madaafiic lagu garaacay Xaruntooda & Shaqaale ku dhaawacmay

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.

War kasoo baxay wakiilka Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay laba ka mida shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo qof qandaraasle ah ay ku dhaawacmeen madaafiicdaasi oo ku dhacay xarunta UNSOM ee ku dhex taallada xerada Xalane, laakiin dhaawcyadooda aysan halis ahayn.

Nicholas Haysom ayaa sheegay in weerarka uu yahay mid looga horjeedo sharciga bani’aadamnimada dunida, ayna tahay gardarro ka dhan ah shaqaalahooda, iyadoo buu yiri weerarka lagu qaaday xaruntooda aan wax marmarsiiyo loo heli karin in la beegsado shaqaalahooda oo Soomaaliya u jooga taageerada amnigaa xoojinta hay’adaha dowladnimada.

Warkan oo Ingiriis ah hoos ka akhriso

Special UN Envoy to Somalia Condemns indirect fire attack in UN compound in Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Qasaaraha ay geysteen Hoobiyeyaal ku dhacay Xarunta UN-ka ee Xalane

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON