Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Haysom oo hore socdaallo ugu maray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha Puntand C/weli Gaas oo ay ka wadahadaleen laba qodob uu xafiiska UMSOM uu shaaciyey.
Qodobadda ay ka wadahadleen wakiilka Q/Midoobay iyo madaxweynaha Puntland ayaa kala ah colaadda degaanka Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland iyo khilaafka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada.
Ad
Warar Xul ah