Friday, July 25, 2025

Wakiilka Q/Midoobay oo beeniyay in dad looga dilay Qaraxyadii Muqdisho

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay weerarkii lagu bar tilmaameedsaday xarunta fadhigiisa ee magaalada Muqdisho.

Keating ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen 12 qof iyo in ka badan, wuxuuna xaqiijiyay inaysan dadka dhintay ku jirin cid ka tirsan shaqaalaha UN-ka inta la xaqiijiyay.

Ciidamo gaara oo ammaanka suga oo gaar loo leeyaya ayaa la sheegay inay ku dhinteen qaraxaasi oo ah kuwa ugu badan ee qasaaraha kasoo gaaray qaraxa labaad oo saarnaa Gaari UD ah oo weyn. Waxayna ciidamadaasi ku sugnaa bannaanka xarunta Villa Nabadda oo sugayay saraakiil ay galbin lahaayeen oo xaruntaasi ku sugnaa.

Qasaaraha dadka dhintay ayaa ka badan 13 waxaana jira dhaawacyo 20 gaaraya oo 17 ka mida la geeyay Isbitalka Madina ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Amniga oo shaaciyay qasaaraha Qaraxyadii xarunta UN-ka ee Muqdisho

WARBIXIN Qaraxyadii Muqdisho [Askar ilaalo u ahayd UN-ka & AMISOM oo lagu laayay]

DAAWO: Laba weerar is-miidaamin ah oo lala beegsaday Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON