Thursday, June 26, 2025

Waqtiga la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Baarlamaanka cusub oo u qeybsama laba Aqal ayaa Doorashada Golaha Shacabka waxaa la qaban doonaa bartmaha bishan Janaayo 2017.

Guddiga Doorashada ayaa sheegay in Doorashada Guddoonka Baarlamaanka la qaban doono 11-12 ka Janaayo 2017.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa oo ah laba ayaa dhici doonta 11-ka Janaayo iyadoo ay gaari karto maalinta ku xigta haddii doorashadu dheeraato.

Arrintan ayaa ka dhigan in Doorashada madaxweynaha la qaban doono aakhirka bishan ugu horeyn ama ay gaari karto bisha Febraayo 2017.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON