Sunday, July 13, 2025

WAR CUSUB: Booliska oo shaaciyey inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland oou xirnaa dowladda Soomaaliya.

Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska oo War kooban soo dirtay ayaa shaacsiay inuu bxsaday Wasiir C/rashiid Janan, waxayna qoraalkeeda ku tiri: “Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashid Xasan (Janan) ayaa saakay ka baxsaday halkii u ku xirnaa, heyadaha amniga ayaa ku raad jooga, inay gacanta kusoo dhigaan eedeysanahaas oo loo haysto danbiyo kala duwan, shacabkuna ay soo wargaliyaan hadii ay arkaan..”

Ma cadda sida uu u baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland oo mar maxkamad la soo taagay, waxayna arrintan la yaab ku noqotay dad badan.

HOOS KA AKHRISO QISADA WASIIR JANAN IYO SIDII UU UGA BAXSADAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON