Thursday, June 26, 2025

WAR CUSUB: Malxiisadii ninka noqotay oo la sheegay inay kasoo jeedo Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in nin iska dhigay gabar malxiisad oo kiis la yaab leh ka dhigay magaalada Hargeysa ayaa waxaa kasoo baxaya faahfaahin dheeraad ah.

Gabadhan ninka isu bedeshay oo magacii ay malxiisada ku ahayd uu ahaa ASMA CODEY, ayaa magaca ninka rasmiga ah uu yahay C/raxmaan, waxaana uu hadda ku xiran yahay magaalada Hargeysa o dacwad lagu soo oogi doono.

Kiiskan oo fajac ku noqday bulshada Soomaalida iyo dadka Hargeysa ayaa yimid kadib markii qoys 21 maalmood is qabay ay kasoo shaac baxday in gabadha la joogtay aroosada ay ahayd nin iska dhigay gabar, isagoo guri ku yaala xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa kula noolaa qoyska cusub.

Malxiisadii ninka noqotaySaxaafadda Hargeysa qaarkeed ayaa sheegtay in ninkan uu kasoo jeedo Koonfurta Soomaaliya, kadib markii xukun lagu ridana loo masaafurin doono magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON