Shirkii Guddiyada dastuurka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 Qodob.
War-murtiyeedka ayaa lagu lagu dalbaday in degdeg loo howlgeliyo xubnaha dowlad Goboleedyada u magacaabeen inay ka mid noqdaan Guddiyada Madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka iyo in heshiis laga gaaro qodobada dastuurka ee la isku hayo ee 55 iyo 122-aad.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA




