Friday, July 11, 2025

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in gebi ahaan magaalada la xiray oo xaalad bandow ah ay ku jirto.

Ciidamada ammaanka ayaa xiray wadooyinka magaalada iyadoo la joojiyay isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana magaalada maanta ku wajahan wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii shalay weerar bam lagu qaaday saldhigga booliska magaalada, kaasoo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Kismaayo booqan doona iyadoo ay noqoneyso socdaalkiisii saddexaad ee uu ku tago xarumaha maamul goboleedyada dalka.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON