Friday, June 27, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Alshabab oo weerar culus ku qaaday Deynuunaay,- duleedka Baydhaba.

Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhaba.

Weerar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerarkan, iyadoo Alshabaab ay sheegteen inay la wareegeen saldhigga ciidamada Deynuunaay, kadib markii ay weerar culus kula jarmaadeen saldhigga Deynuunaay, ayna ka firxadeen ciidamadii dowladda iyo kuwii Dowladda Federaalka.

Wararka laga helayo dadka degaanka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay isaga baxeen kadib markii ay ka warheleen weerarka Alshabaab, balse ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen kadib weerarkii Alshabaab, waxaana la soo weriyey qasaare ka dhashay dagaalkaasi.,

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay ciidamada dowladda Federaalka iyo maamulka K/Galbeed, waxaana saldhigga Deynuunaay si joogto ah u weerarra Alshabaab oo dhowr goor qabsaday, kadibna dib uga baxay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON