Tuesday, July 1, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho & soo dhoweynta Madaxweyne Isaias Afwerki [Sawirro]

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka socda qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo booqasho rasmi ah ku imaaanaya markii ugu horeysay dalka.

Waxaa si weyn loo diyaariyey garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo la xiray inta badan wadooyinka Muqdisho oo la dhigay ciidamo fara badan, taasoo keentay in dadweynaha ay lugeyaan, markii la joojiyey gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka ah.

Madaxweynaha Eritrea ayaa ka mid ahaa madaxdii jabhadaha ku kacsanaa dowladda Itoobiya ee Soomaaliya ay sida weyn u taageertay, wuxuuna muddo ku noolaa magaalada Muqdisho xilligii dowladii Kacaanka.


Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 1 person
Image may contain: one or more people, people standing, people on stage and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON