Sunday, June 22, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho & Suuqa ugu weyn Magaalada oo la xiray [Daawo Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in suuqa bakaaraha uu maanta ku jiro shaqo joojin ay ku dhaqaaqeen inta badan ganacsatada suuqaasi oo diidan canshuur ay soo rogtay dowlada Soomaaliya.

Ganacsatada suuqa  oo ah kan 0ugu weyn Soomaaliya ayaa shalay ku dhaqaaqay shaqo joojin ay uga cabanayaan canshuur lagu soo rogay alaab ku jirta dekadda Muqdisho, waxaana go’aankaasi qaatay inta badan ganacstada suuqaasi.

Ganacsatada ayaa dooneysa inay cabashadooda gaarsiiyaan madaxda ugu sareysa dalka sida madaxweyne Farmaajo, kadib markii ay heshiin waayeen Ra’iisal wasaaraha iyo wasiirka Maaliyadda.

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON