Monday, July 14, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Gaari Qarax siday oo lagu weerarray Xarunta Degmada Howl-wadaag ee Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir. 

Abaarihii 10: 15 barqanimo ayaa qarax xoog leh ka dhacay meel u dhow xarunta maamulka degmada H/wadaag, iyadoo la sheegay in gaari laga soo buuxiyey qaraxyo, waxayna wararku sheegayaan in Gaariga qaraxa siday uu ja gudbay Albaabka hore ee xarunta degmada.

Qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas ay ridayeen ciidamada amniga degmada, waxaana Waxaa goobta gaaray ciidamada Amniga, iyadoo lasoo weriyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo halkaasi ka dhacay.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

HOOS KA AKHRISO WARAR QARAXA KU SAABSAN

Xaruntii Degmada Howlwadaag oo Qarax Is-miidaamin ah oo weyn lagu burburiyey [DAAWO SAWIRRO]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON