Friday, April 19, 2024

Wararkii ugu danbeeyay Kiisaska Cudurka Coranavirus ee Gudaha Soomaaliya

Wasaaradda caafimaadka XukuumaddaSoomaaliya ayaa shaacisay tiro cusub oo laga helay cudurka Covid-19, gudaha Soomaaliya.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 85 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus waxayna degaanada laga helay kala yihiin: Somaliland: 29, Gobolka Banaadir: 19, Galmudug: 17, Jubbaland: 14, Koofur galbeed: 5 iyo Hirshabeelle oo 1 ruux ah.

13 ruux ayaa la sheegay inay ka bogsootay cudurka 24-kii saac ee lasoo dhaafay, waxaana u geeriyooday 3 qof. Tirada guud ee kiisaska Covid-19 ee dalka ayaa gaartay 2,289; tirada guud ee bogsatay ayaa ah 431, halka geerida ay tahay 82 ruux.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON