Tuesday, June 24, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska KM 4, dhinaca degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay qaraxa oo ku saabsan inuu ahaa miino goobta la dhigay iyo in lagu xiray Gaari, waxayna wararka qaarkood sheegayaan in lala beegsaday Gaari uu lahaa wasiir ku xigenka Amiga C/naasir Siciid

Waxaa loo maleynayaan in qaraxa la dhigay Goob dhismo ka socdo oo ku taalla kasoo horjeedka Baarka Creams iyo Xarunta Premier Bank ee KM 4.

Waxaa la xaqiijiyey inuu qaraxa dhaliyey qasaare kala duwan, iyadoo saddex qof ay ku dhaawacmeen. Waxaana wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan inuu ku dhintay hal qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON