Saturday, July 5, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & Sawirro

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax Miino oo la sheegay in Geed ku yaalla wadadda dhinaceeda lagu xiray caawa ka dhacay magaalada, kaasoo geysay qasaare dhaawac ah.

Qaraxa oo ahaa Miino ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex ee  degmada Hodan, waxaana la sheegay inuu wax yar uga baxsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

Laba qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaraxa, kuwaasoo loo qaaday isbitaalada Muqdisho, waxaana goobta xiray ciidamada Booliska ee amniga caasimadda la wareegay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON