Monday, June 23, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Wasiir hore..

Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax  ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay meel u dhow Hotelkii hore ee Ramaada, iyadoo uu ahaa Qarax Miino oo halkaasi la dhigay, waxaana lagu bartilmaameedsaday Gaari la sheegay inuu lahaa wasiirkii hore ee Qorshaynta maamul Goboleedyada Puntland Shire Xaaji Faarax.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhaawacmay askari la socday gaariga, waxaana ka badbaaday wasiirkii hore ee la beegsaday.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON