Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi marayay.

Dadka degaanka ayaa sheegay in qaraxa uu haleelay kolonyo ay la socdeen ciidamada AMISOM, iyadoo loo adeegsaday miinada dhulka la geliyo, taasoo sababtay qasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray, waxaana halkaasi ay ka waddaan howlgallo kala duwan. Saraakiil ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa sheegay in qaraxa aanu geysan wax qasaare ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON