Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo.

Qaraxa oo  ka dhacay inta u dhaxeysa isgoysyada SOS iyo Ex-Kontrol Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa, wuxuuna ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso. Qaraxa ayaa qabsaday Gaari yar ee nooca raaxada.

Laba qof oo ka socday ayaa la sheegay inay dhaawacyo culus ka soo gaareen qaraxa, halka warar aan la xaqiijin ay sheegayaan Gaariga la socdeen ciidamada ilaalada degaanka ee Dowladda hoose

Ciidamada xasilinta oo fariisin ku leh meel u dhow goobta qaraxu ka dhaca, ayaa baaritan ka wada qaraxan iyadoo in muddo ah la xiray wadadda uu qaraxu saameeyay.

Qarax culus oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON