Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax weyn oo caawa ka dhacay Guri lagu diyaarinayey Magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa caawa ka dhacay uri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile, Gobolka Banaadir, kaasoo lagu diyaarinayay.

Qaraxan oo ruxay xaafaddaasi, lagana maqlay qeybo badan oo ka mida magaalada  Muqdisho ayaa la sheegay inuu ku qaraxay Guri lagu diyaarinayay waxyaabaha qarxa, waxayna dadka degaankasheegeen in laba qof ay ku dhinteen, waxyeello badanna ay soo gaartay guriga.

Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta qaraxu ka dhaay, waxayna qabteen dad lagu tuhunsan yahay inay Guriga qaraxa ku sugnaayeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka ku dhintay qaraxa ay gaarayaan 4 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON