Monday, June 23, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Weerarkii Alshabaab ku qaaday Magaalada Mandhera, Kenya

Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya.

Booliska ayaa sheegay  in Alshabaab ay weerar ku qaadeen saddex xarun oo uu ku jirto xarun Bank iyo laba hotel kadib markii a ay bambooyin ku aaseen.

Bankiga Equity ayaa mid ka mida derbiyadeeda lagu burburiyay qaraxa, waxaana guddoomiyaha Mandera Frederick Shisia uu sheegay in baaritaan socdo isla markaana bandow lagu soo rogay magaalada.

Ad

Alshabaab ayaa lagu eedeeyay weerarka, waxayna weerarkaasi uu ka mid ahaa howlgallo is daba joog ah oo Alshabaab ku beegsadeen Mandhera.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON