Mareegta wakiil ayaa baahisay baaritaan ku saabsan xildhibaanada ay Soomaaliya leedahay
Warbixinta ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya iyo maamulada dalka ka jira ay leeyihiin in ku dhow 1000 xildhibaan (941), halka wasiirada ay gaarayaan 377. Tirada intaas la eg ayaa bi; kasta mushaar ahaan u qaata lacag dhan 2.3 Milyan, halka sanadkii ay ku baxdo lacag dhan 27 Milyan oo Doolar.
HOOS KA AKHRI SHAXDA XILDHIBAANADA IYO WASIIRADA SOOMAALIDA KA JIRA IYO LACAGAHA KU BAXA