Saturday, July 5, 2025

Wasaaradaha Kalluumeysiga Maamul Goboleedyada oo xiriirkii u jaray Wasaaradda Kaluumeysiga Federaalka [War-Murtiyeed]

Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda Federaalka, iyagoo caddeeyay inaysan oqoonsan doonin heshiisyada ay gasho.

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka  Wasaaradaha Kaluumaysiga shanta maamul Goboleed ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa lagu sheegay in afar shuruud oo ay Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada ku xireen wadashaqeynta labada dhinac.

Waxay ku sheegeen in baahi loo qabo ilaalinta iyo ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda Somaliya iyo in la helo Siyaasad mideysan ee sahli karta in laga faa’iideysto Kheyraadka Badda Somaliya ,

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON