Saturday, June 28, 2025

Wasaaradda Amniga oo Digniin Culus kasoo saartay xaaladda Amniga K/Galbeed & Magaalada Baydhabo [Akhriso]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin culus kasoo saartay xaaladda amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Baydhaba oo dhowaan la filayo inay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

Qoraal uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo loo diray Wasiirka Amniga maamulka K/galbeed  Xasan Xuseen Maxamed ayaa lagu sheegay inay jiraan shaqsiyaad ku howlan handadaadda bulshada iyo fal-dembiyeedyo ka dhan xasiloonida iyo deganaanshaha dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed gaar ahaan magaalada Baydhaba.

War-ka kasoo baxay ayey wasaaradda Amnigu ku xaqiijisay inay kaalmeyneyso laamaha Amniga Koonfur Galbeed sidii ay u gudan lahaayeen sugidda amniga.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON