Tuesday, July 1, 2025

Wasaaradda Amniga oo soo saartay Amar ku wajahan Musharixiinta iyo Madaxdii hore ee ilaalada la gala Garoonka..

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Amar ku wajahan in hub lala galo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Amarkan ayaa lagu sheegay in la joojiyay in Hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada, iyadoo kaliya taasi loo ogol yahay ilaalada madaxda Sare ee dowladda Federaalka.

Arrintan ayaa si toos ah ugu wajahan musharixiinta xilka Madaxweynaha iyo madaxdii hore ee dalka oo ilaalo kooban oo amnigooda ilaalisa loo ogolaa markii hore inay la galaan Garoonka, inta ay ka raacayaan Diyaaradaha ama lasoo dhoweynayo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON