Friday, June 27, 2025

Wasaaradda Amniga oo War kasoo saartay Qorshaha Isbedelka Amniga Magaalada Muqdisho [Akhriso]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo beenisay in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho.Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa lagu sheegay inaysan ciidamo laga qaaday isgoysada Muqdisho, iyadoo wasaaraddu wado qorshe dib u habeyn ah oo ciidamadu ku sii xoojinayaan amniga.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON