Friday, June 27, 2025

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Digniin culus u jeedisay Warbaahinta Magaalada Muqdisho

Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa uga digtay Idaacadaha magaalada Muqisho inay baahiyaan Wararka Al-Shabaab xubnaha Alshabaab.

Afhayeenka Wasaarada Amniga  C/casiis Cali Ibraahim (C/Casiis Xildhibaan) ayaa sheegay in ay khalad tahay in si toos loo baahiyo wararka Al-Shabaab oo uu sheegay in qaarkood ay suuragal tahay in ay been abuur yihiin, isla markaana idaacadaha ay ku dhiiradaan inay dib u soo nooleeyaan arrintan oo hore loo joojiyey.

Afhayeenka ayaa u muuqday inuu ka carooday kadib markii Idaacadaha Muqdisho qaarkood ay ku dhiiradeen inay baahinayaan warkii ugu danbeeyay ee afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Dheere ee ku saabsanaa Mukhtaar Roobow.

Hore ayay dowladii Xasan Sheekh u mamnuucday in si toos ah loo sii daayo codadka xubnaha Alshabaab, iyadoo idaacado dhowr ah lagu xiray arrintan, waxaase hadda xaalada ay noqotay mid dib u soo laabaneysa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON