Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka Kenya.
War saxaafadeed ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu arrinta Derbiga Kenya dhiseyso uu saddex jeer oo kala duwan kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayna isku afgarteen in la joojiyo dhismaha Darbiga iyo in la sameeyo Guddi wadaag oo labada dhinac.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA