Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan geliyaan si loola socdo xaaladooda.
Qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka Caafimaadka ayaa looga dalbaday xarumaha caafimaadka Gobolka Banaadir inay diiwaangeliyaan oo wasaaradda u gudbiyaan shaqaalaha caafimaadka ajaaniibta ah si loo hubiyo xaaladooda iyo tayadooda.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA
Ad
Warar Xul ah