Monday, June 23, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Kiis cusub oo Coronavirus laga helay Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in kiis cusub oo qor reer Muqdisho ah laga helay cudurka Covid-19 ee Coronavirus uu keeno.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in cudurka laga helay qof rag ah oo da’diisu tahay 58 sano jir ah, kaasoo ku noolaa magaalada Muqdisho, isagoo aan wax socdaal ah gelin.

Kiiskan ayaa noqonaya kii labaad ee laga helo dadka ku nool caasimadda Muqdisho ee aan dibadda ka imaan una safrin, taasoo micnaheedu yahay in cudurka Covid-19 uu hadda ku dhex faafayo dadka ku nool caasimadda,

Ad

Guud ahaan tirada Soomaaliya laga helay ee dadka qaba Coronavirus ahaa gaaraya 8 qof, iyadoo qof ka mida uu ka bogsooday, laba dadkaasi ka mid ahna waa ajnabi la shaqeeya Q/Midoobay, xerada Xalane.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON